U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xakamayn

Magac Fal
Xaraf XSubg XA8 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Halka buuga labaadna uu ku saabsanaa cimilada aduunka iyo isbedbedelka ku imaanya iyo sidii loo xakamayn lahaa.

”
“

Senator Norm Coleman si hagar la’aan ah ayuu Aqalka Senate-ka Maraykanka arrimaha Soomaaliya uga ol-oleeyaa, isaga oo aanay indha tirin ama xakamayn xuduudaha xisbiyada.

”
“

Hantida qaranka ee ka timaadda cashuurta laga ururiyo danyarta cadceedda maalin oo dhan fadhida, waxa si yar oo fudud u isticmaala madaxda dawladda,sharcigii xakamayn lahaana hareertaa laga dhaafay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xakamayn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan