1
Wax la xakameeyey ahaansho.
Tusaale Dheeraad ah2
β
Doorasho dimuqraadi ahi maaha in mucaaaradku la dooran karo oo keliya tiiyo mucaaridku xakamaysan yahay oo aanu xor u ahayn warbaahinta, isla markaana aanu xor u bannaan bixi Karin una dhoola-tusan Karin waqtiyada ololaha doorashadu socdo.
ββ
Xilliyada dagaal ee rag is mutana waa nin weysadiisu u biyaysan tahay, faraskiisu u xakamaysan yahay, ableydiisuna u hollan tahay.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (4) (f.mg4)
Isrogrog
-snaa, -snayd
Xarafka
X Β· XA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
