Tusaale Dheeraad ah3
“
Ganacsatada oo ciidan sameysaneysa Shir maanta ay ku yeesheen Muqdisho ganacsatada gobolka Banaadir ayaa waxay kaga hadleen sidii ay ciidamo ka madax-bannaan kuwa Dowladda ugu sameyn lahaayeen Suuqa Bakaaraha, kuwaas oo sugaya amaanka.
”“
Fursadaha ku dhawaaqidda abaalmarintaasna waxa loo soo bandhigi doonaa xarumaha warbaahinta Soomaalida, Ururrada warfaafinta, iyo aqoonyahannada warbaahineed ee madaxa bannaan ee ku sugan Bartamaha/Koofurta Soomaaliya, Puntland iyo Somaliland.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
B · BA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
