1
(f.g) Nafley salaaxasho.
2
(f.mg) Nafley salaax u bogid. xood-taabte m.l (-tayaal, m.l/dh) (xis.) Garaaf fansaar tanjent. Kulannada kartis ee y=tanx waa xood kalgal ah oo leh laamo kala baxsan oo mid kasta leh bar rogmad halka dhibibkax kuna laacsan xarriiqyada x=+ , + 3 , + 5 iwm. xoog xuddun ujeed m.l Xoog xuddumeed le'eg, lidna ku ah jihada xoog xuddun kajeedka.
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe/Magu (3) (f.g/mg3)
Isrogrog
-saday, -satay
Xarafka
X Β· XO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
