U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xuddun1

Magac Dheddig
Naxwe-umo, m.l
Xaraf XSubg XU6 xar
1

Godka yarka ah oo caloosha bartankeeda ku yaal.

2

Hab waalidku carruurtiisa wax xoolo ah, u siiyo (ilmaha dhashay xuddunta laga gooyo baa neefka la siinayo loogu xiraa; xuddunxir).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaa naga go’an in danaha dadka Soomaaliyeed aan xuddun uga dhigno dhammaan tallaabooyinkeenna.

”
“

Wadahadalkaas waxaa laga yaabaa in Qarammada Midoobay ay u noqoto xuddun, iyada oo rajadu ay tahay in lagu gaaro heshiis ay labada dhinac ku joojiyaan colaadda u dhexeysa, Soomaaliyana ay ugu gudubto dowlad caga dhigata oo maamusha dal nabad ah.

”
“

Waana magaalo meel xuddun ah ku taal.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-umo, m.l

Xarafka

X · XU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xuddun - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan