U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baxsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf BSubg BA6 xar
2

Wax is hanashadii ay khamro, caro, fikir dheer iwm ay ka lumisay ahaansho (qof).

3

Kala b.: derin iwm wax fidsan ahaansho. baxsanaan1 m.f.dh baxsan.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Aqoon lagu liidaa ma jirto; saaxiibbada hoos usii yaqaannaase waxay yaalaaba ku tilmaamaan oo ku yara duraan inuu isku buuxo oo isla baxsan yahay.

”
β€œ

Falkan ayaa waxaa ka xumaaday dadka deegaanka oo ku tilmaamay mid ka baxsan bini'aadanimo, iyadoo magaalada ay ka abuurantay cabsi iyo wel wel hor leh.

”
β€œ

. Tirada hadda xabsiyada 20 dal oo ka baxsan Somalia waa 1070.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

B Β· BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baxsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan