U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bidix

Magac Dheddig
Xaraf BSubg BI5 xar
1

Qof wejigiisu waqooyi ku aaddan yahay dhankiisa ku toosan galbeed ee ay ku taal gacanta aan aad wax loogu qabsan.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

U fiirso in 1.65 ay tahay tiro ka yar toban kana weyn hal, ama tiro qod qurihi bidix ka xigo barta jajab tobanlahan.

”
β€œ

Daqiiqadii 22aad ayuu weeraryahanka Brazil, Robinho kubad ka dhex booday laba difaac, hase yeeshee kubaddaasi waxa uu mariyay gool dhinaciisa bidix.

”
β€œ

Gacan midig iyo mid bidix.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

B Β· BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bidix - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan