U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sarkaal

Magac Lab
Xaraf SSubg SA7 xar
La Mid AhsargaalMagac Lab
1

Qof madax ah oo maamul dawladeed haya.

2

Qof ciidanka qalabka sida ka mid ah oo xiddigo leh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afduubayaal dalbaday $4-Million Afduubayaasha haysta laba sarkaal oo ka tirsanaa MSF ayaa dalbaday lacag madaxfurasho ah oo gaaraysa $4-Million, si ay u sii daayaan labada qof oo u kala dhashay dalalka Belgium iyo Netherlands.

”
“

Aa rintaas ayaa ah mid ay ku raacday Jendayi Frazer oo ah sarkaal sare oo ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda wareysi ay siisay laanta afka Soomaaliga ee BBCda.

”
“

Axaddiina sarkaal ka tirsan guddi uu Cabdillahi Yuusuf ugu yeedhay Guddiga Xaaladda deg-degga ah ayaa Idaacadda Gaalkacayo ka sheegay in ay socoto baadhis ku saabsan dareenkii ka dhashay shirkaas.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sarkaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan