Skip to main content
SABAAD

abooto

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf ASubg AB6 xar
1

Hooyada hooyadeed ama aabaha hooyadii; ayeeyo, macooyo. abooto-idabbadis m.dh Ayeeyo-lugdheer. ab'orijinis m.l.u (-syo, m.dh) Dadka asal ahaan u deggan amase degganaan jiray gobol, gaar ahaanse waxaa lagu istimaalaa dadkii Ustraliya degganaan jiray intii aan caddaanku tegin; ab'ogaa.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

A · AB

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
abooto - sawirka la wadaagga

La Wadaag