U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gobol

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh
Xaraf GSubg GO5 xar
1

Qayb, cad.

2

Qaybaha dal u qaybsan yahay middood.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ashcari oo ka hadlayay gobollada ay ka iman doonaan ardayda gelaysa iskuulka sare ee Sheekh waxaa hadalkiisii ka mid ahaa; “waanu ugu talogalnay ardayda lixda gobol ee waddanka oo dhan oo si siman loogu qaybiyo, qaadka iskuulku wuxuu ahaa 200 oo arday.

”
“

Gobolka Gedo waxaa ka dhisan nidaamyo waxbarasho walow aysan jirin dalad midaysa iyo Gudoon Waxbarasho oo heer degmo ama gobol ah.

”
“

Beeshu waxa dagan ahan lagu yaqana goboladda laysku yirahdo Koonfur Galbeed Somalia oo ka kooban 6 gobol.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Xarafka

G · GO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gobol - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan