U gudub nuxurka bogga
SABAAD

deggan

Fal Gudbe/Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf DSubg DE6 xar
1

(f.g) Wax meel rug ka dhigtay ahaansho (cid).

2

(f.mg) Wax xasillan ahaansho.

3

(f.mg) Wax kudid raba ahaansho (sac). dembidhaaf1 degganaan m.f.dh deggan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Guntii iyo gabagabadii nimankani waxay soo dhigeen qodxo aan wakhtigan loo baahnayn in beelada nabadda ku wada deggan la dhexdhigo.

”
“

Ciisa Raabi oo aanay caddayn inta uu joogi doono Somaliland waxa uu deggan yahay Hotel Maansoor.

”
“

Duur waxa uu sheegay in Ceerigaabo haatan deggan tahay, isla markaana ciidan badan oo gurmad ah gaadheen si ay uga qaybqaataan ilaalinta nabadgelyada magaaladaas.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (4) (f.g/mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

D · DE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
deggan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan