Tusaale Dheeraad ah3
“
Horumarka dimuqraadiga ah ee ay bud-dhiggiisa lahayd jabhaddii dalka xoreeyey ee SNM, waxa maalgashaday shacbiweynaha reer Somaliland oo isku duuban oo aanay taageerayn beesha caalamka iyo Qaramada Midoobay toona.
”“
Fannaanadu, waxay jacaylkeeda heestaa bud-dhig uga dhigtay munaasibad u gaar ah oo ay ka turjumaysay, taas oo saamayn dhinaca cishqiga ah Kharda lafteeda.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
B · BU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
