U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bur1

Magac Lab
Naxweciid, soor, sonkor iwm
Xaraf BSubg BU3 xar
1

Budo cad oo rootiga, malawaxa iwm laga samaysto.

2

Taag ciid.

3
4

Hal geed oo caws ah oo bahalladda yaryar galaan.

5

Abur; xoor. bųr1 m.l (-rar, m.l) Ul culus, toosan, madax buuran leh oo hub ahaan loo qaato; qool; garruun.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Dib u dhiska dhamaan agabyada iyo ilaha bulsho ee dalka oo dhan oo hadda dhamaanba bur bursan.

”
“

Diyaarad nuuca Milatariga ah iyo mid Xamuulka ah ayaa siyaabo kala gooni gooni ah shalay ugu bur buray gobolada Soomaalida ee Itoobiya iyo Kenya kuwaasoo xuduuda ku yaal.

”
“

Dadweyne aad u farabadan ayaa kusoo xoomay Goobta Qaraxu ka dhacay waxaana halkaasi isku gadaamay Ciidamo kamid ah Boliiska Degmada Shibis,kuwaasoo dadka u diidayay in ay kusoo dhawaadaan Bur-burkii ka haray Gaarigii ay saarnaayeen Dadkii geeriyooday.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

ciid, soor, sonkor iwm

Xarafka

B · BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bur - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan