Tusaale Dheeraad ah3
β
Golaha deegaanka ee Hargeysa ayaa waxay dhawaan go'aamiyeen in saddex degmo oo cusub lagu kordhiyo 5-tii degmo ee ay ka koobnayd Degmada Hargeysa; waxaana magacyada loo bixiyay ay ka careysiisay dadka maanta mudaaharaadka sameeyay.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-ooyin, m.l
Xarafka
D Β· DE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
