U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saddex

Magac Dheddig
Xaraf SSubg SA6 xar
1

.t Tirada labada iyo afarta u dhexeysa; "3".

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aqoon isweydaarsigan oo socon doona muddo Saddex maalmood ah, waa kii tobnaad ee noociisa ah ee ay qabato NEGAAD.

”
“

Abwaanka Hadraawi, waxa uu ii sheegay in uu dhawaan soo saari doono saddex gabay oo uu ku khatimayo suugaantiisa, kuwaas oo uu sheegay in mid ka mid ahi uu si cad u bayaaminayo inuu ka fadhiistay hal abuurka iyo sababaheeda.

”
“

Arrintani waxay leedahay darajooyin kala duwan oo saddex ah kuwaas oo kala ah:- 1 haddii uu qofku karayo waa inuu xumaanta gacantiisa ku baabi’iyaa taasoo ah darajada koowaad ee ugu saraysa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saddex - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan