Tusaale Dheeraad ah3
“
Sidaa daraadeed, wuxuu dalkani marka horeba ahaa mid kaalmo laaan taagnaa, oo ku xisaabtamayay hayntiisa, iyadoo ay weliba u weheliso wakhtigan xayiraadda saaran ganacsigii dhoofka xoolaha oo laf-dhabar u ahaa dhaqaalaha dalka.
”Ereyada La Xidhiidha
dhabar-adkaan. dhabar-adkaan m.f.dh eeg dhabaradag. ld dhabar-adaygdhabar-adkaansho. dhabar-adkaansho m.l/dh ld dhabar-adkaan. dhabar-daaco m.dh Godnaanta dhabarku ku yeesho dusha sare. dhabar-garaac1 m.l Xoog kula bixidda gabar la guursanayo. ld duud-garaac1. dhabar-garaac2 f.g1 (-cay-cday) Gabar la guursanayo xoog kula bixid. ld duudgaraac2. dhabar-garaacasho m.f.dh eeg dhabar-garaaco. ld duud-garaacasho. dhabar-garaacid m.f.dh eeg dhabar-garaac2. ld duud-garaacid. dhabar-garaaco f.g3 (-cday-catay) Gabar la guursanayo xoog kula bixid. ld duudgaraaco
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rro, m.dh
Xarafka
DH · DHA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
