1
Dhibaato hawl, xanuun, dhabar'adayg u lahaansho; dulqaad. 2.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Haddaba ma kuu sheegaa sidaad adkaysi ugu yeelan karto, ha iga xanaaqine, waa adiga oo birma-geydo yeesha, oo xakamihii la odhan jiray xishood ka ilbaxa oo dabayshu xaggay kuula kacdo aan iska qaban.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
A · AD
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
