Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
.kh F. ah: weel aan wax ku jirin ama meel aan wax oollin.
Anoo faaruq maalkii ka dhigay, oo fooqyadii dumiyey.
Bannaanbaxayaasha ayaa waxay ku qaylinayeen erayo ay ku muujinayaan inay ka xun yihiin in biyaha laga joojiyo, iyagoo watay jirgaanno faaruq ah, kuwaasoo ay sheegeen inay biyaha ku aroortaan.
Hadalada Sheekh C/raxiim ayaa intooda badan u muuqday kuwo uu isku difaacayo, iyadoo gaadiidkii raashinka laga dhacay ay weli ku sugan yihiin deegaana suuqa xoolaha iyagoo faaruq ah.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
F · FA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag