Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Nin aad loo jecelyahay. gacansaar2
Mooral iyo Macnawi ahaanba waa ay u dhistaa ninkeeda, waana uu ku farxaa oo u soo xiisaa. waxay ka ilaalisaa erayada xun. waxay ugu yeertaa ninkeeda: gacaliye, macaane (macow), ina-adeer iwm, oo ka kal iyo laab ah.
Najiib oo isku dayaya inuu bixiyo jawaab, ayaa yidhi: “Maya, iyada ayaa asxaabta ku odhan jirtay Sheerii oo la igu yidhi waa kelmad Faransiisa oo uu macnaheedu yahay Gacaliye ama xabiibi.”
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
G · GA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag