U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jawaab1

Magac Lab
Xaraf JSubg JA6 xar
1

Hees loo qaado xoolaha la shubayo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadweyne aan badnayn ayaa waxay dhagaxtuur ku sameeyeen ciidamada Ethiopia ee isku fidiyay inta u dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye; balse ciidamadu jawaab kama bixin falkaas.

”
“

Aadan Madoobe ayaa rumeysan inuu isagu yahay gudoomiyaha Sharciga ee Baarlamaanka, mana jirto wax jawaab ah oo uu ka bixiyay hadalka kasoo baxay Xil.

”
“

Al-shabaab oo shaacisay in ay gubeen Taangi AMISOM,iyo AMISOM oo jawaab bixisay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

J · JA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jawaab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan