U gudub nuxurka bogga
SABAAD

macaane

Magac Lab
Xaraf MSubg MA7 xar
1

Dhuuni inta dhadhanka macaan leh; macmacaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhinaca kale Mowliid Macaane oo ka soo jeeda gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegey in aan lagala tashan dhismaha maamulka isla markaana aan la tix galin dadka wada daga gobolka.

”
“

Ibraahim Cumar Gudoomiye (Dugsiga Saacid Primary & secondary) 2-Macaane Khaliif Baana Gud.

”
“

Mawliid Macaane oo la weydiiyay dagaaladan shalay ka dhacay Muqdisho iyo Bu’aale, iyada oo heshiiskaa la saxeexay ayaa ku jawaabay calaacal ah inay ka xun yihiin dagaaladaa isaga oo ka war-wareegay inuu xaqiiqada taabto.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
macaane - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan