U gudub nuxurka bogga
SABAAD

laab1

Magac Lab
Naxwe-bab, m.l
Xaraf LSubg LA4 xar
1

Calaamadda uu reebo shay fidsan oo laysku soo rogey.

2

Tusaale Dheeraad ah3

“

Anagoo ah muwaadiniin reer miyi ah waxaanu si laab la kac ah u jeclaanay barnaamijka dawlada reer miyiga ee dhawaanta lagu dhawaaqay.

”
“

Bisha barakeysan ee Ramadaan oo caawa dhalatay waxaa waajib nagu ah inaan ku faraxno oo aan si kal iyo laab ah u soo dhoweyno.

”
“

Marka amiibada haysato cunto ku filan iyo xaalado degaaneed oo la jira, ayaa jirkeeda laba-laab u koraa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bab, m.l

Xarafka

L · LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
laab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan