U gudub nuxurka bogga
SABAAD

iyada

Magacuyaal Ebyoon
Naxwetan laga hadlayo ama wax laga qorayo
Xaraf ISubg IY5 xar
1

Magacuyaal tilmaama qofka saddexaad ee kelida oo dheddig ah .

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Amphetamines, waxay lahayd waxyeelo la socda isticmaalkeeda (side effects) iyo iyada oo keenaysay in qofku yeesho baahi joogto ah oo ay noqoto balwad halkii ay dawo ka ahayd.

”
β€œ

Anaguna Mucaarid iyo Muxaafid midna maanu tilmaamin, laakiin cidda leh maxaa la iigu garan waayey, iyada ayay u taallaa.

”
β€œ

Arrinta kale, ee xiisaha lihi waxay tahay, iyada oo wadamadii ilaa hadda ka quustay ka qaybgalka koobku ay ka badan yihiin kuwa ilaa hadda soo gudbay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Ebyoon (mu.eb)

Isrogrog

tan laga hadlayo ama wax laga qorayo

Xarafka

I Β· IY

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
iyada - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan