Tusaale Dheeraad ah3
“
Intii aan madaarka laga saarin dablaydu waxa ay koreen labada diyaaradood ee kala leeyihiin (kiro), labada shirkadood ee Daallo iyo Gallad, waxaanay labadii diyaaradood gaadhsiiyeen waxyeelo aan weli la ogeyn inta ay baaxadeedu tahay.
”“
Gallad Eebbe ha iga gaadhee, intii uu Islaamku ku faafayay geyiga aan ku noolahay waxaan iska caabbiyay in aan liico—dabar-go’ warkiisaba daa.
”“
Ujeeddadeey ka leeyihiin yeelkadeedee, waa gallad Eebbe in dhallinyaro is xilqaamay ay sameysteen ururo suugaaneed, oo buugta suugaanta Soomaaliyeed faafiyo, faaqido, faa’iidana ka miirto.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
G · GA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
