U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kiro

Magac Dheddig
Xaraf KSubg KI4 xar
1

Hanti laga baxsho wax aan la lahayn oo la manaafacsanayo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Taliyaha Amaanka Suuqa Kaaraan Sheekh Burhaan waxaa kale oo uu intaas ku daray in ay jiraan Dad dano kale Goobtaasi,islamarkaana Doonayay in ay halkaasi dhisaan kadibna Dadka Kiro ka qaataan.

”
β€œ

β€œDawladda Hoose ee Berbera, waxaa xarun u ah guri kiro ah oo shacbi leeyahay, kaasay ku shaqaysaaye tusaale kaleba ugama baahnid.”

”
β€œ

Tusaale ahaan saraakiishayadu waxaanu inta badan deganayn guryo kiro ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

K Β· KI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kiro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan