Tusaale Dheeraad ah3
β
Inkasta oo inamadii u ciyaarayay Goodir Gebilay ay ku dedaaleen inay iska soo gudaan goolasha lagu leeyahay, haddana umay suurtogelin ciyaartiina waxya ku dhammaatay 2-0 ay guushu u raacday kooxda Gobanimo.
ββ
Ciyaartaas waxay natiijadeedii ku dhammaatay guul ay la hoydeen kooxda Wasaarada Maaliyadda oo 96-64 kaga guulaysatay dhibcood kooxda Goodir ee ciidanka Bilayska.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
G Β· GO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
