U gudub nuxurka bogga
SABAAD

guul1

Magac Lab
Xaraf GSubg GU4 xar
1

Xoolo aroor ah oo ka dhaxay xeradoodii. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ciyaartii labaad ee isla qaybta 3aad (Group C), ama guruub C, ayay guulaysatay kooxda Jarmalka ah ee Brosia Dortmund oo iyadu ku guulaysatay Horyaalka Yurub sannadkii 1997-kii, guul qaaliya oo ay ka guulaysatay kooxda L. Moscow 2-1.

”
“

Al-Baraa oo jeclaa markasta shahaado Waxaa la soo qaaday Al-Baraa Binu Malik si loo daaweeyo, Khalid Binu Walid ayaa daaweenayay muddo bil ah ilaa uu Eebbe (sw) ka siiyo caafimaad, isaga sababtiisa ayay muslimiinta guul ugu heleen.

”
“

Afhayeenka u hadlay Maxkamadaha ayaa sheegtay guul, wuxuna xusey in dagaalkaas kaga dhinteen 2 ruux kana dhaawacmeen 3 kale.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
guul - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan