Tusaale Dheeraad ah3
“
Beelaha Cali Saleebaan iyo Ugaar Saleebaan oo ay horey dhexmartey wax loogu yeero Aanooyin qabiil ayaa ka heshiin waayey khilafkooda kadib markii dhameynta is-maandhaafkaas in muddo ah ku mashquulsanayaan maamulada gobolada Barri iyo Karkaar.
”“
Dagaalkan ayaa bilowdey kadib markii Maleeshiyo beleedyo ka tirsan beesha Ugaar Saleban oo wax ka dagta gobolka Barri kuwasoo tiradoda gaareysay 20 ku hubeysnaa gawaari Teknikada ah isku dayeen in ay gudaha u galaan magaalada Bosaso.
”“
Isbaheysiga Dib u xureynta Garabka Jabuuiti oo ka digay in lagu deg-dego Doorashada Madaxweyne ugaar ah Dowlada Federaalka Soomaaliya.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
U · UG
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
