U gudub nuxurka bogga
SABAAD

midab

Magac Lab
Naxwe-bbo/-byo, m.dhDaawada
Xaraf MSubg MI5 xar
1

Marka fallaaraha ilaysku ku dhacaan walax ee ay ka soo noqdaan, muunadda ay isha tusaan: sida casaan, cagaar iwm.

2

Nooc ka mid ah kalluunka oo yaryar, oo sharaxsharax leh. midab-arag-la'aan m.dh Xaalad cudureed uusan qofka kala sooci karin aragga midabyo qaarkood. Nooca uga badan waxa la yiraahda daltoonism (protanodia), arkid la'an cagaarka iyo gaduudka (yacnii waa laysku khaldaa labadaa midab).

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Nitrojiinku waa neef bilaa ur iyo bilaa midab.

”
β€œ

Curiyayaashan markey adkeha yihiin leh midab madoow ah, ayaa dhamaantood ah radioactive kuwaas oo leh cimri nololeed aad u gaaban.

”
β€œ

Caleenta yicibta waxaa laga helaa midab cas oo dhalaalaya oo gacantaada caseeya oo loo isticmaalo midabaynta dhirta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bbo/-byo, m.dh

Cilmiga

Daawada (daaw.)

Xarafka

M Β· MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
midab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan