Skip to main content
SABAAD

gudcur

Magac Lab
Xaraf GSubg GU6 xar
1

Iftiin la'aan; mugdi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gudcur dam-daguuganina sida bustaha ayuu ugu hullaabnaa.

”
“

“Haddaba i maqla,” ayuu yiri Dhurwaagii, “gabbalku markuu dhaco, ee ay arladu noqoto gudcur madow, oo uu ninkuna gam’o, goortaas baynnu annagoo gaadmo ah ku dul-habsaneynaa hilibkaan beylahda ah.”

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gudcur - sawirka la wadaagga

La Wadaag