U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gaadmo

Magac Dheddig
Xaraf GSubg GA6 xar
1

Kedinta si lama filaan ah wax loogu kediyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kooxahan hubeysan ayaa dhawaanahan qorsha-hoodu waxaa ahaa sida la sheegay in ay wadaan weeraro ka dhan ah ciidamada dowlada iyo kuwa Ethiopia ee ku sugan gobolka Hiraan kuwaas oo dagaalo gaadmo ah qaadaya.

”
“

Dhinaca koonfureedna ugu yaraan hal askari oo Maraykan ah, ayaa lagu dilay weerar gaadmo ah oo ka dhacay magaalada Maxmuudiya oo u dhow Baqdaad.

”
“

AMISOM Saraakiisheedu waxay sheegeen in labada askari looga dilay weerarro gaadmo ah oo lagu soo qaaday mid ka mid ah saldhigyadooda, sidoo kalena saldhiggaas laga qaatay hub.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gaadmo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan