U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kul

Magac Lab
Xaraf KSubg KU3 xar
1

Diirimaadka fallaaraha qorraxda iyo shidaal gubanaya bixiyaan oo jirka nafleydu kahdo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Awooda korontada waxaa loo bedli karaa awood kul, awood cod iyo awood iftiin iyo noocyo kale oo badan.

”
β€œ

Roob xaley ka da'ay magaalda Garowea Magaalada Garoowe ee xarunta dawlad goboleedka Puntland waxaa xaley fiidnimadii ka da’ay roob lagu qabowsadey oo biyo dhig ah, roobkaas ayaa hoos u dhigey kul maalmahaan fara ba'an ku hayey magaalada.

”
β€œ

Awooda korontada, tusaale ahaan, waxaa loo bedli karaa awood kul, awood cod iyo awood iftiin iyo noocyo kale oo badan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

K Β· KU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kul - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan