U gudub nuxurka bogga
SABAAD

madow1

Magac Lab
Naxwe-oobaa, -oobayd; madmadow
Xaraf MSubg MA5 xar
1

Midibka dhuxusha.

2

Mugdi, gudcur.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kolka aad muraayad bac madow lagu dhejiyay ka soo dhex eegtana kala garanmaysid lugihii dadka ee dhabta ahaa iyo kuwii hadhka ahaa.

”
“

Dadkaas ay dunida sidaas u fooshaxumi ku xilka lee dahayna, maalin hore iyo maantaba, sadarrada madow ee siiyaalka magacxumo ayey kaga tegayaan.

”
“

Dhegaystayaashayada dhagada mad-madow lahow, waxa la soo gaadhay waqtigii aanu idin huluuqsiin jirey wixii war iyo wacaal caro-edeg ka jiray,waxaana maanta dal-dalistiisa u biyeystay weriye Mr: War-jiir.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-oobaa, -oobayd; madmadow

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
madow - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan