Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Dareen jacayl ku jiro oo qof ama meel loo qabo.
Beryahaa wuxu tirin jiray, tixo gaagaaban oo hilow iyo boholyow u badnaa.
Hilow iyo kalgacal aannu isku qabnay darteed haddii aanu isku dhegnay, dhabanadana iska dhunkanay, waxaan la yaabay isbedelka ku dhacay.
Sikastaba waxaa muuqata Hilow dadka soomaaliyeed ay u qabaan Qaran Soomaaliyeed oo ka hana qaada Gudaha Dalka islamarkaana soo celiya Sharafkii iyo Karaamadii Umada Soomaaliya ee Saaxada Aduunka Sanadihii lasoo dhaafay kamaqneed.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
H · HI
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag