U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kalgacal

Magac Lab
Xaraf KSubg KA8 xar
1

Rabitaan iyo qaddarin qoto dheer oo cid loo hayo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ka sokow, heesaha caanka noqday ee riwaayadaa ku jiray oo ay ku luuqaynaysay Nimco oo dad badan ku abuuray Kalgacal ay u qaadeen.

”
“

Effenberg, wuxuu sheegay inaanu Beckenbauer il kalgacal ku eegin, isaga oo intaa ku daray in maamuluhu Burush nijaas ah la daba taagnaa labadii sannadood ee ugu dambeeyay.

”
“

Muuqaalka iyo hugunka caawa fiidkii laga dareemayay xaflad casho oo ay isugu yimaaddeen qorayaashii, abwaannadii, dhallinyaradii naadiyada akhriska ee gobollada waxa laga dheehan karaya mustaqbal cusub, rajo iyo kalgacal.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kalgacal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan