U gudub nuxurka bogga
SABAAD

boholyow1

Magac Lab
Xaraf BSubg BO8 xar
1

Dareen rabitaan oo ku dhasha qof marka wax uu jeclaa araggooda ka raago; hilow. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Beryahaa wuxu tirin jiray, tixo gaagaaban oo hilow iyo boholyow u badnaa.

”
“

Naftana biya-dhiijin waa dharaarna is baadhi waa kashana boholyow ka waa badheedh lagu sii hubsado hiyiga barakaysan waa hankana ku barooran waa haddaan baqe fuushanayn inuu yahay buur ku diid dareennada boorta neceb.

”
“

Waxaa Eeddo-Faadumo u muuqday bilowga ku soo fool leh iyada iyo guda-galka Boholyow, Hilow, Xiiso, Tebid iyo Cidlaba.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
boholyow - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan