Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
.t Lambarka tirada laga billaabo oo labada ka horreeya; hal, mid; "1".
Habeen habeenada ka mida ayuu wuxuu arkey kow iyo toban xiddig, qoraxda iyo dayaxa oo u tukanayaan.
Raggii falagta kow kaga unkay, feedhay ee soohay.
Waxayna leedahay dhul beereed aad u wanaagsan, Sablaale News Gobolka Shabeelaha Hoose wuxuu ahaan jirey gobolka 2aad ee ugu degmooyinka badan wadanka Soomaaliya marka laga reebo gobolka Banaadir oo isagu kow ahaa.
Baro naxwaha Magac Dheddig β
m.dh
Magac Dheddig (m.dh)
K Β· KO
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag