U gudub nuxurka bogga
SABAAD

billaabo

Fal Magu (3)
Naxwe-lowday, -laabatay
Xaraf BSubg BI8 xar
La Mid AhbilaaboFal Magu (3)
1

Bilaw yeelasho; abuurmid; curasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaa kaloo ka mid ah sunnooyinka Soonka in marka la afurayo lagu billaabo xabbado timir ah, Rasuulkuna (scw) sidaa ayuu sameyn jiray.

”
“

Waxay markii ugu horeysay saxaabadii muhaajiriintii ahaa dareemeen ammaan iyo nabadgelyo buuxda, laga soo billaabo markay soo islaameen.

”
“

. Bisha November 2011 dhexdeeda, Wasaaradda dastuurka iyo dibuheshiisiinta waxey si rasmi ah u horgeynaysaa baarlamaanka codsi ku saabsan inla billaabo qaabkii Axdiga KMG ah wax looga badali lahaa sida uu ula jaanqaado geedi socodka samaynta dastuurka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-lowday, -laabatay

Xarafka

B · BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
billaabo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan