U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wanaagsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf WSubg WA9 xar
1

Wax wanaag leh ahaansho.

2

Ku w.: wax, wax gaar ah ku habboon ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aadan Biid oo saxaafadda u sharraxay go'aannadii kasoo baxay kulankas ayaa sheegay in lagu heshiiyay in guntiga-dhiisha-looga-dhigto in ammaanka guud ee Baydhabo uu noqdo mid wanaagsan oo la isku halleyn karo.

”
“

Afhayeenka ciidamada Uganda ee Muqdisho Captain Paddy Ankunda oo wareysi siiyay Wargeyska The New Vision ee kasoo baxa dalkiisa ayaa sheegay in qorshahaasi uu haatan marayo meel wanaagsan dhawaana albabada loo balaqi doono safarada Uganda ee Somalia.

”
“

“Aad iyo aad ayuu uga mahadnaqeynaa sida wanaagsan ee naloogu soo dhaweeyay Muqdisho, waxaana uu u mahadnaqeynaa dadkii na soo dhaweeyay, dhalinyaradii habeen iyo maalinba u taagnaa sugidda ammaankayaga iyo sida wanaagsan ee nalooku shaqeeyay ayuu yiri”.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wanaagsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan