U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xaas1

Magac Lab
Naxwe-sas, m.l
Xaraf XSubg XA4 xar
1

Oori, afo.

2

(-sas, m.l) Carruurta iyo haweeney la qabo.

3

X. ah: wax tabardaran; maato.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Alaha u naxariistee Xuseen Xaaji Bood wax Caruur ah Ifka ugama tegin waxaase uu ka tegay oo kaliya hal Xaas oo lagu Magacaabo Drs.

”
“

Aabbahay wuxuu lahaa xoolo fara badan, aniga oo keliya ayaanu I dhalay, waxaan yeeshay xaas, aabbahay ayaana iiga dhigay wakiil shaqo uga jirtay magaalo kale.

”
“

Bood wax caruur ah ifka uguma uusan tegin, wuxuuse lahaa hal Xaas.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-sas, m.l

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xaas - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan