Tusaale Dheeraad ah3
β
Afhayeenka AMISOM Catain Brighye Be-Hoke oo ay saxaafadda Muqdisho wax ka weydiisay dagaalkii xalay ayaa sheegay inaysan dagaalkaas iyagu lug ku lahayn, wuxuuna sheegay in kooxo Soomaali ah dagaalameen.
ββ
Afhayeenka ayaa sheegay in howlgaladan ay qayb ka yihiin kuwo socon doona oo lagu xaqiijinayo amaanka Muqdisho, isagoo sheegay in dadka ay qabqabteen ay uga shakisan yihiin inay lug ku leeyihiin howlo lagu carqaladeynayo amaanka caasimada.
ββ
Afhayeen u halday hogaamiyaha mucaaradka JEjniya, ayaa sheegaya in dhaqdhaqaaqooda uuna lug ku laheyn weeraradan ugu danbeeyay ee lagu qaaday Moskow.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-go, m.l
Xarafka
L Β· LU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
