U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shakisan

Fal Magu (4)
Naxwe-snaa, -snayd
Xaraf SHSubg SHA8 xar
1

Wax shaki ku jiro ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

" Maamulka SL waxaanu ka codsanaynaa in ay naga gacan siiyaan ka hortaga Argagixisada ayna dhankooda si wayn ula tacaalaan in ay hawgal ka sameeyaan goobaha looga shakisan yahay in kooxahaasi ay ku dhuumaalaysanayaan"ayuu yiri Madaxweyne Farole.

”
“

Cirro wuxuu xusay in Guddiga Doorashada ay xaq u leeyihiin cayimaada iyo qaban qaabada doorashada, ninkii wakhtiga la caddeeyay ka hor yimaadaana uu noqonayo xisbi ka shakisan taageeradu hayso.

”
“

Yemen oo ka shakisan dalka Somalia Dowladda Yemen ayaa waxay sheegtay in kooxaha ka dagaalama dalkeeda ay gacan ka helaan Al-qaacidada ku sugan Somalia iyagoo xusay inay ka helaan hubka iyo rag dagaalama.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-snaa, -snayd

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shakisan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan