Tusaale Dheeraad ah3
β
Waalidka masuuliyad ayaa ka saaran inuu bixiyo door lagu daydo iyo deegaan kaalmaynaya kaas oo ku haboon carruurtooda ayna ku barwaaqoobi karaan.
ββ
Mar kale waxaannu ugu baaqaynaa in khilaafkooda ay cagta u dhigaan oo ay waayeelnimo muujiyaan, masuuliyad bay hayaan oo waa dad madax ah ee ay masuuliyadda muujiyaan oo laga heshiiyo.
ββ
Somaliland waxay leedahay dad badan oo wadaniyiin ah masuuliyad cadaaladeedna qaadi kara, ha loo dhiibo dawladaas.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
M Β· MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
