Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Xishood; sheex; sarriig.
Wax ama hawl la isu dhiibay ama la is faray ama la qabanayo, wixii ceebaal ah, ama naftii sharaf lihi ka xishooto, oo ka imaan kara haddii la hargado ama lagu gaboodfalo.
Ceebal; fadeexo.
Arrintaas, waa in aad xil weyn iska saartaan.
Aadan Madoobe ayaan ka hadlin eedeynta ay u soo jeediyeen qaar ka mid ah xubnaha baarlamaanka, iyadoo dhawaan Xil.
-ma xantii lagu xamanayay masuulkaa in uu xubinka yahay Somaliliitto ahna wakiilka Qurba jooga Somaliland ayaa wax ka jiraan ee la lahaa 2 xil ayuu isku hayaa?
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
X · XI
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag