Tusaale Dheeraad ah3
β
Af Soomaaliga si wanaagsan ugu qoro bogaga oo dhan hadii kale luuqada Soomaaliyeed qiimo iyo micno baden uma samaynayso dadyoowga kale, fadlan arinkaan masuuliyad ayay naga wada saaran tahay.
ββ
Waxaanu idin xusuusinaynaa hadaad tihiin xisbiyadda siyaasadda ee ku hirdamaya doorashada soo socota in ay masuuliyad aad u weyni idinka saarantahay nabadgelyadda iyo habsami socodka Jamhuuriyadeena curdinka ah ee Somaliland.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
M Β· MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
