U gudub nuxurka bogga
SABAAD

door1

Magac Lab
Naxwe-rar, m.l
Xaraf DSubg DO4 xar
1

Wax xul ah.

2

In d. ah: wax aan la tirin karin oo qiyaas ahaan badan. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Abuurista qorshaha cusub ka qayb-galayaashu, waxa ay dersayaan warbixino door ah iyo daraasado laga sameeyay sahaminta xaaladda dadka dhibaataysan ee Soomaaliya oo dhan.

”
“

Danjire Maxamed Cali Ameeriko ayaa shacabka Soomaaliyeed ku booriyay in ay ku dadaalaan sidii ay door weyn uga qaadan lahayeen la dagaalanka wadamada baddaha Soomaaliya ka kalluumeysta iyo kuwa sunta ku shuba labadba.

”
“

Dantii qoraalkan laga lahaa, weli si door ah uma aan gudagelin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rar, m.l

Xarafka

D · DO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
door - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan