U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhal1

Magac Lab
Naxwe-lal/-llal, m.l
Xaraf DHSubg DHA4 xar
1

Ubad yaryar oo nafley; dhallaan; carruur; ilmo.

2

Firfir yaryar oo subag ah oo ay yeeshaan caano la lulayo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa lixdii bilood ee la soo dhaafay juhdi xoog leh geliyey sidii beesha caalamku ugu soo jeesan laheyd Soomaaliya taasoo aad moodo in si wanaagsan oo miro dhal ah loogu guuleystay.

”
“

Shariif waxaa uu soo dhoweeyay in laga wada shaqeeyo qodobadii heshiiskii Jabuuti ku dhex maray isbaheysigooda iyo Dowladda KMG si mira dhal ay u noqdaan buu yiri dadaalada nabadeed ee lagu doonayo in xal laga gaaro dhibaatada dalka ka jirta.

”
“

Xitaa inta eydhiska qabta dhuuxooda waxaa ka soo bixi kara dhal fayow.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-lal/-llal, m.l

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan