3
Cad dhuuban oo xayawaanka caanaha leh candhadooda ka soo laalaada.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Fanaaniinta Horyaal Band ee G/Hiiraan ayaa sidoo kale iyaguna ku soo bandhigay ruwaayad masraxeed ka tarjumaysa naas nuujinta iyo faa'iidada ay u leedahay ubadka.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-so, m.l
Xarafka
N Β· NA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
