Tusaale Dheeraad ah3
β
Kulan qado ah oo ka dhacay Baladweyne Kulan qado sharaf ah oo si weyn loo soo agaasimay ayay maanta yeesheen xubnaha maamulka cusub, kuwii hore ee ku sugan magaalada Baladweyne iyo odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan.
ββ
Qado-sharafta uu sameyay Madaxweyne Yuusuf oo ka dhacday Madaxtooyada Baydhabo ayaa waxaa ka qaybgalay inta badan mudanayasha Baarlamaanka ee ku sugan Baydhabo.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-ooyin, m.l
Xarafka
Q Β· QA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
