Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Dilka sharci ahaan loo dilo qof qof kale dilay.
Xukunno isugu jira Qisaas, Rajmin iyo Tacsiir oo Maanta Ururka Xisbul Islaam ka fuliyay Degmada Afgooye ee G/Shabeelada Hoose.
Al-Shabaab oo qisaas ku fulisay labo nin oo kala dilay Hooyadii dhashay iyo Aabihii dhalay Sh.
Xeer ilaaliyaha Maxkamadda Gobolka ayaa ku dhawaaqay xukunka sadaxdaasi nin ee maxkamaddu ku fulisay isagoo sheegay in dil qisaas ah lagu fulin doono, maadaama la helay cadeymo iyo marqaatiyaal, sidaasi darteedna go'aanka kama danbeysta uu yahay sidaasi.
Baro naxwaha Magac Dheddig →
m.dh
Magac Dheddig (m.dh)
Q · QI
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag